Shir looga hadlayay caqabadaha hay’ada SODMA oo lagu qabtay Muqdisho

0
185

Baladwayne ( Radio Beerlula )Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Md. Ali Yusuf Ali – Xoosh oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda, Md. Cabdixakiim X. Ashkir iyo masuuliyiin kale oo Wasaaradda ka tirsan ayaa kulan ku saabsan waxqabadka iyo caqabadaha heeysto hay,adda Sodma la qaatay masuuliyiin kamid ah Hay’adaasi.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenkiisa Dr. Axmed Cabdi Aadan, la-taliyayaal iyo madax kale oo hay’adda ka tirsan ka qeybgalay kulanka

Warbixintan waxa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim