Shir looga hadlayay cudurada aan faafin oo lagu qabtay Hargeysa

0
78

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Jaamacadda Hargeysa ayaa  maagalada Hargeysa ku qabtay Shirwaynihii 4aad ee ladagaalanka Cudurada aan faafin oo ay sannad kasta soo agaasimaan Ururka SAHA.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay mamulka jaamacada madax ka socodo Ururka  SAHA iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.