Shir looga hadlayay dabarjogeynta cudurka dabeysha oo lagu qabtay Muqdisho.

0
101

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka caafimaadka XFS Dr Cali Xaaji ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray kulan looga hadlayey qorashaha dabargoynta cudurka dabeysha ee sanadka 2023

Waxaa ka qeyb galay kulanka shaqaalaha caafimaadka XFS mas’uuliyiin aqoon yahano iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi