Shir looga hadlayay dib u dajinta barakacayasha oo lagu qabtay Kismaayo

0
126

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Qaqootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay shir looga hadlayay sidii dib u dajin loogu sameyn lahaa barakacayasha ku nool gudaha magaalada islamarkana loo geyn lahaa deegaanka Luglow oo laga dhisay 138 guri.

Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay Hay,adaha ka shaqeya arimaha barakacayaasha iyo masuuliyiin kamid ah maamulka Jubbaland.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin