Shir looga hadlayay doorashada qof iyo cod oo lagu qabtay Muqdisho

0
147

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shirweynaha wacyi galinta doorashooyinka qof iyo cod ah ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho taasoo ay soo qab qabiyeen mamulka gobolka banadir.

 

Waxana ka qeyb galay wasiiro xildhibaano aqoon yahay culumdiinka iyo qeybaha kala duwan ee bulashada.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here