Shir looga hadlayay doorka haweenka ay ku leeyihiin hormarinta Nabadda oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
139

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada dowalad goboleedka Galmudug ayaa waxaa lagu soo gabagabeyay Shir ku saabsan qaabkii loo Hormarin lahaa doorka ay haweenka ku leeyahiin nabadda iyo sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka haweenka kala kulmaan gudniinka fircooniga.

Munaasbadda shirka lagu soo xirayay ayaa waxaa ka qayb galay Masuuliyiin ka tirsan wasaaradaha Galmudug dhalinyaro’ ururada bulshada rayadka’ haweenka iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud