Shir looga hadlayay fatahaadaha ku dhuftay degmada Baardheere oo lagu qabtay Kismaayo

0
163

Baladweyne(Radio Beerlula)-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay Shirkan oo looga hadlayay fatahaadaha ku dhuftay degmada Baardheere ee Gobalka Gedo iyo sidii loo gaarsiin lahaa gurmad isugu jira Raashiin iyo Daawooyin dadka waxeeyalada soo gaartay .

Shirka waxaa ka qeybgalay Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Jubbaland iyo xubno katirsan Wasiirada Jubbaland .

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.