Shir looga hadlayay fulinta mashaariicda hormarineed oo lagu qabtay Garoowe

0
107

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ayaa lagu qabtay shirkaan oo looga hadlayay sidii loo fuli lahaa mashaariic hormarineed oo aay kamid yihiin biyo xireen iyo dabar goynta geeedka loo yaqaano garawaaga oo laga sameynayo deegaanno kamid ah gobolka Nugaal.

Waxaa ka qeybgakay shirka Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ,masuuliyiin ka socday hay,adaha ka shaqeeya Puntland iyo wasiiro kamid ah maamulkaasi.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here