Baladweyne ( Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay shirweynaha Mas’uul-wadareedka bulshada oo looga hadlayay muhiimadda ay leedahay in si wadajir ah loo guto waajibaadka Bulshada .
Shirkan waxaa ka qeybgalay masuuliyiin kamid ah dowladda ,Aqyahaanno ,Dhallinyaro iyo ,masuuliyiin ta shirkadaha gaarka loo yeehay ee ka shaqeeya gudashada waajibaadka bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar İbrahim


