Shir looga hadlayay horumarinta adeegyada aas aasiga ah oo lagu qabtay degmada Rako ee Puntland.

0
40

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Rako ee Puntland ayaa lagu qabtay Shirka horumarinta degmada.

Shirka ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka degmada waxgarad iyo aqoonyahanka magaalada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.