Shir looga hadlayay Horumarinta Ganacsiga oo lagu qabtay Baydhabo

0
171

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magalada Baydhabo ee Gobalka Baay ku qabatay shir looga hadlayay Horumarinta Ganacsiga iyo kubcinta dhaqaalaha.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb-galay wasiirka ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,Agaasimayal,madax ka socotay Hay’addaha ka shaqeeya Horumarinta Ganacsiga iyo qaar kamid ah Ganacsatada magaalada Baydhabo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here