Shir looga hadlayay horumarinta ganacsiyadda yaryar oo lagu qabtay Baydhabo

0
136

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda Ganacsiga Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magalada Baydhabo ee Gobalka Baay ku qabatay kullan looga Hadlayay Horumarinta ganacsiyada yaryar.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay wasiirka ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,Agaasimayal,iskaashatooyin iyo qaar kamid ah Ganacsatada yaryar ee ku nool magaalada Baydhabo.

Warbixinta waxaa noo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here