Shir looga hadlayay horumarinta jidadka oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho.

0
43

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Howlaha guud ee XFS ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray shirka guddiga hagidda mashruuca Nagaad ee horumarinta waddooyinka dhexmara magaalooyinka dalka.

Shirka waxaa ma qeybgalay xubno kamid ah dowlad goboleedyada dalka ,Hay,adaha ka shaqeeyaa Hormarinta wadooyinka iyo masuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabuqaadir Cumar Ibraahim