Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo kusoo gabagabeysey shir wadatashi ah oo soconaayey mudo isbuuc ah kaasi oo looga hadlayay xoojinta adeegyada dowladaha hoose, horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, kor u qaadidda fursadaha maal gashiga iyo kobaca deegaanka.
Waxaa ka soo qeyb galay shirka masuuliyiin ka socday hay’adaha dowliga ah ,madax kamid ah dowladda hoose iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin
Audio Player

