Shir looga hadlayay horumarinta kubadda Cagta oo laga daah furay Jowhar

0
178

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shir looga hadlayo horumarinta kubadda cagta ayaa ka furmay magaalada Jowhar, ee xarunta maamulka goboleedka Hirshabeelle.

Waxana ka qeyb galay wasiiro xildhibaano bahda isportiga magaalada jowhar ururada kubada cagta iyo qeybaha kala duwana ee bulashada.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here