Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha maamulka Soomaliland ayaa magaalada Hargaysa ku qabatay Shir looga hadalayay Nidaamka Horumarinta Maalgashiga.
Shirkaan oo ay qaban qaabisay Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Soomaaliland ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiiro ,Xildhibaano, Shaqaalaha Wasaaradda iyo Agaasimeyaal.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir waaneey


