Shir looga hadlayay horumarinta Xanaanada Xoolaha oo lagu qabtay Baydhabo.

0
78

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baaydhabo ee xarunta KMG kuufurgalbeed ayaa waxaa kafurmay shirka wadatashiga horumarinta xanaanada xoolaha.

waxaa shirka goobjoog ahaa wasiirka xanaanada xoolaha XFS iyo waiirada xanaanada xoolaha dowlad goboleedyada dalka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

.