Shir looga hadlayay ilaalinta xaquuqda caruurta oo lagu qabtay Muqdisho

0
212

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradaha Cadaaladda XFS iyo kuwa maamul goboleedyada dalka ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay shir looga hadlayay ilaalinta xuquuqda Caruurta soomaaliyeedwaxa ka qeyb galay shirka agaasimayaasha guud ee wasaaradda cadaaladaha ee dowlad gobaleedyada Galmudug, Hir-shabeelle, Koonfur Galbeed, Jubaland, iyo howl-wadeenno ka socda wasaaradaha shaqada

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.