Shir looga hadlayay isbedelka cimilada oo lagu qabtay Baydhabo

0
86

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Beydhabo ee Gobalka Baay ayaa lagu qabtay shir looga hadlaayay dhibaatooyinka isbedelka cimilada iyo sidii xal waara looga gaari lahaa Shirka waxaa soo qaban qaabiyey wasaarada deegaanka iyo isbedelka cimilada Dowlad Galbeed Koonfur Galbeed

Waxaa ka qeyb galay shirka Agaasimaha guud ee Wasaarada deegaanka iyo isbdelka cimilada XFS Agaasimayaasha qaar kamida wasaaradaha KGS, wakiilo ka socdey hay’adaha samafalka iyo xubno kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.