Shir looga hadlayay ka faa’iideysiga kheryradka bada oo lagu soo gaba gabeeyay Jowhar.

0
15

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Jowhar ee Caasimada dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu soo gabagabeyay shir looga hadlayay Hormarinta kulmeeysiga iyo ka Faa’iideeysiga kheeryradka Bada.

Shirkaan oo muda laba maalin ah socday ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka socday dowladda dhaxe iyo wasiiro ka tirsan dowlad gobaleedyada,Hirshabeelle,Galmudug,Koonfur Galbeed iyo Jubbaland.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here