Shir looga hadlayay ka hortagga xaalufinta deegaanka oo lagu qabtay Kismaayo.

0
40

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay shirweynaha koowaad ee ka hortaga xaalufinta deegaanka iyo isbadalka cimiladda Jubbaland.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka deegaanka iyo isbadalka cimilada Ceydiid Suleymaan Xaashi, wasiirka cadaaladda Jubbaland Cabdiwali Xuseen Jaamac , odayaal dhaqameed iyo ururada ka shaqeeya ilaalinta deegaanka.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here