shir looga hadlayay ka hortagga xadgudubyada ka dhanka ah haweenka oo lagu qabtay Kismaayo

0
79

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG Jubbaland ayaa lagu qabtay shir looga hadlayay ka hortaga xadgudubyada haweenka.

Shirka ayaa waxaa ka qeeybgalay madax kasoctay wasaarada haweenka Jubbaland haween iyo ururada bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.