Shir looga hadlayay Khataraha la xiriira arimaha Badda oo lagu qabtay Kismaayo

0
156

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Kaluumaysiga Maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay shir looga hadlayay Khataraha la xiriira arimaha Badda iyo sidii loogu jawaabi lahaa.

Kulan kaan Waxaa ka Qeeyb Galay wasiir ku xigeenka wasaarada Kaluumaysiga Maamulka Jubbaland wasiirka wasaarada dakadaha iyo gadiidka bada iyo qaar kamida kuluumeystada jubbaland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.