Shir looga hadlayay kor u qaadista tacabka beeraha oo lagu qabtay magaalada Kismaayo.

0
91

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne Ku-xigeenka labaad ee maamulka Jubbaland Cabduqaadir xaaji Maxamuud ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daah-furay shirka sare qadida tacbashada Beeraha.

Shirka oo aay soo agaasintay wasaaradda Beeraha iyo waraabka maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka qeeybagalay xubno ka tirsan Dowlad dhaxe iyo wasiirada Beeraha maamuladda Hirshabeelle iyo Galmudug.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.