Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiye ku-Xigeenka labaad ee Barlamaanka dowad gobaleedka Hirshabeelle siraaji Shiikh isaaq ayaa magaalada Jowhar ka daah-furay shir looga hadlayay Hormarinta kulmeeysiga iyo ka faideysiga kheeryradka Bada.
Daah-furka shirka ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan dowadda dhaxe,xubno ka socday Dowlad Goboleedyada Galmudug,Koonfur Galbeed iyo Jubbaland.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.