Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxa Xasilinta ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daahfuray shirka isku-dubaridka Iyo isku-xirka Wasaradaha Bah-wadaagta la ah Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland kaasi oo diiradda lagu saaray Adeeg baahinta iyo maamul daadajinta.
Shirka waxaa ka qeybgalay qaar kamid ah wasaaradaha jubbaland ,waxgarad ,odayaal iyo masuuliyiin kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.