Shir looga hadlayay mashruuca Damal caafimaad oo lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho.

0
63

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kusoo gabagabeeysay Shir looga hadalayay mashaariicda Damal Caafimaad iyo Covid 19.

Shirkaan ayaa socday mudo shan maalmood ah ayaa waxaa kasoo qaybgalay agaasimaha guud ee Caafimaadka gobalka Banaadir, Mas’uuliyiin ka kala socotay maamul Goboleedyada, iyo dhaqaatiir.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.