Shir looga hadlayay miisaaniyadda caruurta Somaliland oo lagu qabtay Hargeysa

0
68

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaaaradda maaliyada maamulka Soomalilnd aya  furay shirka falanqeynta ee qoondada miisaniyada mamulkaasi waxa uuna
Shirka  ka furmay magalaada hargeysa.

Shirka ayaa looga hadlay xaquuqda caruurta sida biyaha caafimaadka waxbarashada iyo bahiyaha aas asiga ah ee caruurta.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen