Shir looga hadlayay Miisaaniyadda maaliyadda Puntland oo lagu qabtay Garoowe

0
167

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Maaliyadda maamulka Puntland ayaa Magaalada Garoowe ku qabtay Shir kusaabsanaa Wadatashiga bulshada Rayidka ee Arrimaha la xiriira Miisaaniyadda Maaliyadda.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro , Xildhibaano, Agaasimayaal, Xubno ka socday Bulshada Rayidka iyo Howl wadeenada Wasaaradda Maaliyadda Puntland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here