Shir looga hadlayay nidaamka casriga ah ee maamulka shaqaalaha oo lagu qabtay Hargeysa

0
97

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha maamulka soomalinda Khaalid Jaamac ayaa furay shirka Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha iyo hay’adaha soomalinda.

Shirka ayaa wax lagu hadlaayay nidaamka casriga ee muulka shaqaalaha oo Hay’adda shaqaalaha maamulka soomalinda oo dhawaan ay ka shaqeenaysay kaasoo hadda dhamaystirmay islamarkaan dhawaan la hergalinayo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.