Shir looga hadlayay qorshaha hiigsiga 2069-ka ee Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamareeb

0
117

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa shir guddoomiyey kulan wadatashi ah oo ku saabsan soo kabashada dhaqaalaha qaranka iyo qorshaha ‘Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka’ oo ay ka qayb galeen madaxda Golaha Dhaqalaaha Qaranka iyo wasiiro ka tirsan maamul goboleedka Galmudug.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo wasiirada Galmudug ee kulanka ka qeyb galay ayaa warbixino kusaabsan barnaamijka soo kabashada dhaqaalaha qaranka ka dhageystay masuuliyiinta golaha dhaqaalaha qaranka.

Warbixintanw waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad.