Shir looga hadlayay saameynta fahaadda ee Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo

0
46

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabtay shirkan oo looga hadlayay saameynta ka dhalatay fatahaadda wabiga Jubba iyo roobkii ka da-ay Jubbaland.

Shirka waxaa ka qeybgalay xubno kamid ah Wasaaradda gargaarka Jubbaland,mas’uuliyiin ka socotay qaar kamid ah hay,adaha bixiya gargaarka iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.