Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa lagu soo gaba gabeeyay shirweynaha afaraad ee shaqo abuurka iyo shaqada kaasoo socday muddo laba maalmood ah.
Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay 250 ergo oo ka kala socday dhalinyarada wax baratay ee shaqo la’aanta, shirkaddaha gaarka loo lee yahay, hay’addaha maxaliga, jaamacaddaha, dugsiyadda farsamada gacanta iyo bangiyadda.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.


