Shir looga hadlayay sidii dib u heshiisiinta loogu sameyn lahaa beelaha oo lagu qabatay Caabudwaaq.

0
64

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ay Wehlinayaan Wasiiro iyo xildhibaano ka Tirsan Dowaladda gobaleedka Galmudug ayaa magaalada Caabudwaaq kaga Qayb Galay Shir looga Hadlaayo Dib uheshiisiinta beelaha iyo Nabad kuwada Noolaashaha Bulshada.

shirka waxaa sooqabqaabiya culumadiinka degmada caabudwaaq waxaan shirka inta badan diirad lagu saaray sidii beelaha walaalaha ee Deegaanada Galmuduga dib uhesheeshiin lagu sameen lahaa iyo kashaqeenta nabad galyada Galmudug.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.