Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta waxyeelada Musiibooyinka Puntland Axmed Naxar Siciid Aw-nur Ayaa magaalada Garoowe ka furat shir laga hadlayay sidii Gargaar deg dega loogaarsiin lahaa dadka ka soo barakacay qaar kamid deegaanada Gobolka Bari.
Shirka waxaa ka qeybgalay xubno kamid masuuliyiinta wasaaradda caafimaadka Puntland, maamulka magaalada Garoowe iyo madaax ka soctay hay,adaha.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin
Audio Player