Shir looga hadlayay sidii loo kordhin laha abuurka iyo wax soo saarka dalka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
62

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda beeraha iyo waraabka xukuumadda federaalka Soomaliya ayaa maagaalada Muqdisho ku qabtay shirweynaha abuurka Soomaaliyeed kaasoo diirada lagu saaray sidii loo kordhi lahay abuurka iyo wax soo saarka dalka.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay iskaashtooyinka beerleyda soomaliyeed iyo xubno ka socda hay’addaha bah wadaagta la ah wasaaradda beeraha Soomaliya.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.