Shir looga hadlayay sidii shaqo abuur loogu sameyn lahaa Dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

0
74

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka Dhallinyarada ee Maandhis ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Shirkan oo looga hadlayay sidii shaqo abuur loogu sameyn lahaa Dhallinyarada Soomaaliyeed ee shaqo la-aanta ah.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan xukumada fadaraalka Soomaaliya.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.