Baledweyne ( Radio Beerlula )- ku simaha Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Nuur Maxamed Macalin ayaa magaalada Baybdhabo ka furey Madasha Sanadlaha ee Gudoomiyaasha Gobolada iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed taasi oo looga hadlayay hormarka ka jira maamulkaasi iyo sidii ay iskula shaqeyn lahaayeen gudoomiyaasha degmooyinka
Shirka waxaa ka qeybgalay Maamulka Magaalada Baydhabi,Xildhibaano,wasiiro iyo gudoomiyaasha degmooyinka Dowladda Koonfur Galbeed.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin