Shir looga hadlayay wax soo saarka cuntada xoolaha oo lagu qabtay Muqdisho

0
135

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray shirka xoojinta xiriirka Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha ee heer federaal iyo heer dowlad goboleed ee la qabsiga cimilada ee dhinaca wax soo saarka cuntada xoolaha.

Waxaa ka qeybgalay shirka xubno ka socday wasaaradaha Xanaanada xoolaha ee dowlad goboleedyada dalka, quburo ku taqasusay wax soo saarka xoolaha iyo masuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdiqadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here