Shir looga hadlayay xal u helida dabka ka dhasha kaalmaha shidaalka oo lagu qabtay Kismaayo.

0
84

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka Maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo Ku qabatay shir looga hadlayay xal u helida dabka ka dhasha kaalmaha shidaalka.

Shirka ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiiro ka tirsan dowlad Gobaleedka jubbaland,masuuliin ka tirsan maamulka maamulka Magaalada Kismaayo iyo xubno ka socday ganacsatada kaalmaha shidaalka ee Magaalada Kismaayo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.