Shir looga hadlayay xalinta khilaafaadka oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

0
58

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda arrimaha gudaha Hirshabeelle ayaa Magaalada Jowhar kusoo gaba-gabeesay shirka wadatashiga hogaamiyaasha degaanka kaasi oo looga hadlayay xalinta khilaafaadka bulshada.

waxaa ka qeybgalay shirka Odayaal,waxgarad ,masuuliyiin kamid maamulka Hirshabeelle iyo bulshada qeyba heeda kala duwan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here