Shir looga hadlayay xalinta khilaafadka oo lagu qabtay magaalada Galkacyo.

0
53

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaardda Arrimaha Gudaha maamulka Galmudug ayaa magaalada Galkacyo ka daahfurtay Shir looga hadalayay Xalinta Khilaafaadka iyo is dhaafsiga xogaha la xiriirta khilaafaadka beelaha.

Daahfurka Shirkaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiiro , Xildhibaano, Gudoomiyaasha Degmooyiinka , Odayaal , Haween iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here