Shir looga hadlayey hormarinta caafimaadka oo lagu qabtay Muqdisho

0
93

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay shirweeynaha 3-aad ee horumarinta caafimaadka dalka.

Shirka waxaa ka qeeybgalay masuuliyiinta labada Gole dowlada Soomaliya madaxda isbitaalada iyo quburo dhinaca caafimaad oo ka kala socday dalalka Soomaliya ka caawiya dhinaca caafimaadka.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan