Shir looga hadlayey istiraatiijiyada qorshaha hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

0
67

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho Ee Caasimada dalka ayaa lagu qabtay shir looga hadlayay istraatiijiyada qorshaha hidaha iyo iyo dhaqanka Soomaliyeed.

Shirka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Ecedemiyada Cilmiga iyo suugaanta Soomaliya oo kaashaneysa Hay,ada UNESCO.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.