Shir looga hadlayey Maamul wanaagga oo lagu soo gaba-gabeeyay Hargeysa

0
69

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa Magaalada Hargeysa ku soo gaba gabeysay shir looga hadlayay maamul wanaaga iyo dajinta qorshaha saddexaad ee horumarinta qaranka.

Shirkan oo socday muddo laba maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka socda wasaaradaha arrimaha gudaha, Warfaafinta, qorsheynta, guddiga maamul wanaaga iyo xubno kale oo matalayay wasaaraddaha Somaliland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.