Shir looga hadlayo arimaha Dastuurka oo ka furmay Muqdisho

0
179

Baladweyne (Radio Beerlula)-Shirkan oo socon doonaa muddo shan maalmood ah ayaa magaalada Muqdisho uga furmay guddiga la socodka iyo hirgelinta dastuurka labada gole ee baarlamanka Soomaaliya, waxana sidoo kale shirkan ka qeyb galaya xubno ka socda dowlad goboleedyada dalka.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saney