Shir looga hadlayo diyaarinta istiraatiijiyadda Warbaahinta dalka oo ka furmay Muqdisho.

0
177

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta ayaa Magaalada Muqdisho ka daafuray Shir looga hadlayo diyaarinta istiraatiijiyadda Qaranka ee Warbaahinta dalka.

Shirka ayaa waxa diirada lagu saari doonaa inta uu socdo mideynta wararka iyo fariimaha dowlada ay ugudbineyso shacabka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.