Shir looga hadlayo Doorashooyinka,Dhaqaalaha iyo amniga dalka oo ka furmay Muqdisho

0
115

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka ka furay shir wadatashi ah oo ay wada qaadanayaan Madaxdii Hore iyo siyaasiyiinta dalka, kaas oo lagu gorfaynayo arimaha doorashooyinka dalka, amniga, ganacsig iyo dib u eegista dastuurka,

Shirkan ayaa muhiim u ah sameynta go’aamada wadar oggolka ah ee ku salaysan siyaasadda dowladda Soomaaliya.

Warbixintan waxaa inoo hayaCabdiqadir Cumar Ibraahin