Shir looga hadlayo horumarinta arrimaha caafimaadka oo ka furmay Muqdisho.

0
50

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caaasimada Dalka ayaa waxaa Manta ka Furmay Shirka wadatashiga qorshaha golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ee Shata sano ee Soo Socoto kaas oo u dhaxeeyo Dowladda Dhaxe iyo Maamul Gobaleed Yada.

Shirkaan oo Socon Doono Muda Laba Maalin ah ayaa waxaa Furitaankiisa Ka Qeeyb-galay Wasiiradda Wasaaraddaha Cafimaadka Dolwad Gobaleed-Yada Dalka Iyo Madax Ka Tirsan golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq