Shir looga hadlayo horumarinta hab-raaca sharci qoridda oo lagu qabtay Muqdisho

0
129

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa maagalada muqdisho ka furay shir looga hadlayo horumarinta hab-raaca sharci qoridda iyo kor u qaadida xirfadda sharci qorayaasha Qaranka.

Shirkan ayaa Waxaa ka qeyb galay masuulintii xildhibano Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS iyo marti sharaf kala duwan.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here